Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:Dowlada Federaalka Somaliya oo Ka Warbixineysa Weerarkii Shaley Ka Dhacay Hottel Nasa-Hablood One

Xukuumada federaalka somaliyeed ayaa waxaa ay warbixin ka bixisey sida uu u dhacay weerarkii shaley ka dhacay hottel naasa-hablood iyo qasaaraha meesha ka dhashey...

Dhegeyso:Cali Cabdi Cumar Oo Ugu Baaqey Shacabka Reer Afgooye Iney Iska Dhiciyaan Kooxaha Afduubka Ku Heysta Degmada

Cali Cabdi oo ka mid ah waxgaradka kasoo jeeda degmada afgooye ayaa sheegey in ay tahay wax laga xumaado wixii xaley ka dhacay degmada...

Dhegeyso Cabdi Qani Yuusuf Boolimoog oo Ka Hadley Xasuuqii Xaley Ka Dhacay Degmada Afgooye

Waxaa xaley degmada afgooye ka dhacay xasuuq aan loo meel dayan kaas oo ay geysteen ciidamo ku labisan dareysaka dowlada ismarkaana u abaabulan qaab...

Dhegeyso Xasan Sheekh oo Sheegey In Doorashada 2016 Ay Dhici Doonto Xiligii Loogu Tala galey

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya Xasan SHeekh Maxamuud oo la hadlayey warbaahinta muqdisho ayaa sheegey in doorashada macmalka ah ee la filaayo iney ka dhacdo...

Dhegeyso:Axmed Madoobe oo Sheegey In JIritaanka Alshabab Raali Laga Wada Yahay

Hogaamiyaha Maamulka Jubba Axmed Max’ed Islaam Axmed Madoobe ayaa sheegay in Adduunyadu ay heshiis ku tahay in ay Al-shabaab sii jiraan kana dagaallamaan Soomaaliya. Waxaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img