Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland oo Ka Hadley Suxufiyiinta Ay Xiratey Itobiya

Guddoomiyaha ururka Saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in dawladda Itoobiya ay xirtey weriyeyaal qaarna aan la...

Dhegayso..Sababta ka danbaysa baaqashada kulanii maanta ee Baydhaba.

          Hogaamiyaasha Soomaalida ayaa waxaa maanta looga fadhiyay inay kulan ku yeeshaan magaalada Baydhabo hayeeshee baaqday, Kulankan oo hadii uu maanta qabsoomi lahaa ayaa waxa uu noqon...

Dhegayso..Caasha Geele”Haweenku waxay rabaan 50% ee ma ahan 30% oo hada loo qoondeeyay”

            Haween isaga kala yimid maamul goboleedada dalka iyo wasaarada haweenka Dowlada FS ayaa oo ku kulmay Muqdisho ayaa waxay hoosta ka xariiqeen inay siyaasada...

Dhegayso Duruus Ramadaani ah”Maxaa ina Afuriya maxaanse ina Afurinin”

            Dhegayso Duruus Ramadaani ah"Maxaa ina Afuriya maxaanse ina Afurinin"Waxaana inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid al-Sunna wa Dacwa ee magaalada Atlanta...

Dhegeyso Weerar Geystey Qasaaro Isugu Jirta Dhimasho Iyo Dhaawac oo Maanta Ka Dhacay Tuulooyin Hoos taga Degmada Buur-Hakaba

Wararka ianaga soo gaaraya degmada baydhabo ee gobolka baay ayaa sheegaya in Maleeshiyaad ay Weerar khasaaro geystay ku qaadeen Degaanka Lafoole oo ka tirsan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img