Dhegayso..Caasha Geele”Haweenku waxay rabaan 50% ee ma ahan 30% oo hada loo qoondeeyay”

0
44

haween

 

 

 

 

 

 

Haween isaga kala yimid maamul goboleedada dalka iyo wasaarada haweenka Dowlada FS ayaa oo ku kulmay Muqdisho ayaa waxay hoosta ka xariiqeen inay siyaasada dal ay rabaan inay ku yeeshaan 50% Caasha Geele oo ka mid ahayd hablihii ka hadlay ayaa sheegtay in Haweenku rabaan 50% ee ma ahan 30% oo hada naloo qoondeeyay waxaan rabno.

Haween ku shiray Muqdisho