Dhegayso..Sababta ka danbaysa baaqashada kulanii maanta ee Baydhaba.

1
35

kuli

 

 

 

 

 

Hogaamiyaasha Soomaalida ayaa waxaa maanta looga fadhiyay inay kulan ku yeeshaan magaalada Baydhabo hayeeshee baaqday,

Kulankan oo hadii uu maanta qabsoomi lahaa ayaa waxa uu noqon lahaa kulankii ugu  danbeeyay oo ay madaxdu go’aan kaga gaari lahaayeen doorshada Soomaaliya,

Hogaamiyaasha Soomaalida ayaa magaalada Baydhabo

1 COMMENT

  1. waxaan u soo jeedinayaa jaaliyadaha ka soo jeeda degaanadda maamulka koonfur galbeed in deegaanka uu ka socdo horumar idinkana aad ka soo qeyb qaadataan isla markaana aad dadkiina u horseedaan wanaag aydaan dhinaca xun wax ka tusin waayo mar walba waxaa arin laga fiiriyaa dhanka wanaagsan ama (positive side)

Comments are closed.