Dhegeyso Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland oo Ka Hadley Suxufiyiinta Ay Xiratey Itobiya

0
45

Guddoomiyaha ururka Saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in dawladda Itoobiya ay xirtey weriyeyaal qaarna aan la ogeyn ilaa iyo hada halka ay jaan dhigeen.

Wuxuuna ka codsadey maamulka somaliland iney ka shaqeyso sidii ay xoriyadooda heli lahaayeen weriyeyaashaas.

Ururka Saxaafada Somaliland

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Ururka Saxaafada Somaliland Mobil