Dhegeyso:Axmed Madoobe oo Sheegey In JIritaanka Alshabab Raali Laga Wada Yahay

0
47

Hogaamiyaha Maamulka Jubba Axmed Max’ed Islaam Axmed Madoobe ayaa sheegay in Adduunyadu ay heshiis ku tahay in ay Al-shabaab sii jiraan kana dagaallamaan Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay in Madaxda Soomaalida ay ka xishooneyso Dowladaha Deriska ah iyo Beesha Caalamka,marka wax laga weydiiya xaaladaha Soomaaliyana ay madaxa hoos u raariciyaan.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Axmed Madoobe

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Axmed Madoobe MObil