Dhegeyso Xasan Sheekh oo Sheegey In Doorashada 2016 Ay Dhici Doonto Xiligii Loogu Tala galey

0
28

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya Xasan SHeekh Maxamuud oo la hadlayey warbaahinta muqdisho ayaa sheegey in doorashada macmalka ah ee la filaayo iney ka dhacdo dalka somaliya ay dhici doonto xiligii loogu tala galeywax dib u dhac ahna uusan ku imaan doonan.

Xasan sheekh oo hadalkiisa sii wata ayaa waxaa uu ka hadley in dowladiisa aysan ogolaan doonin in Musuq maamsuq lagu sameeyo xafiisyada kala guurka, laakiin waxa uu sheegay in rajo wanaagsan laga qabo dalka in isbedel uu ka dhaco.

Hadaldiisana waxaa ka mid ahaa.

Xasan-Sheekh

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilklada

Xasan-Sheekh Mobil