Dhegeyso Cabdi Qani Yuusuf Boolimoog oo Ka Hadley Xasuuqii Xaley Ka Dhacay Degmada Afgooye

0
39

Waxaa xaley degmada afgooye ka dhacay xasuuq aan loo meel dayan kaas oo ay geysteen ciidamo ku labisan dareysaka dowlada ismarkaana u abaabulan qaab beeleed si aan u ogaano arimahaas ayaan waxaa ka wareysaney Cabdi Qani Yuusuf Boolimog oo ka tirsanaa dadkii u adkeysan waayey gardarada iyo foolxumada ka taagan degmada afgooye isla markaana isaga baxay degmada.

Wareysigiisana sidan ayuu u dhacay

Cabdi Qani Boolimoog

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cabdi Qani Boolimoog Mobil