Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Qaar Ka Tirsan Ciidanka Boliiska oo Xabsiga La Dhigay

Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Dhame Sadiiq Adan Cali ayaa sheegay in Booliska Soomaaliya ay ka jawaabeen cabasho ka timid Shacabka ku nool Gobolkan Banaadir. Afhayeenka...

Dhegeyso: Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubaland oo Ka Hadley Dagaal Beeleedyo Ka Dhacay Halkaas

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in Jubbaland ay diyaar u tahay inay xal buuxa ka gaarto dagaal beeleedyada kusoo laab...

Dhegeyso: Natiijo Hordhac ah oo Ka Imaaneysa Dhalinyaradii Lagu Laayey Deegaanka Gololey ee Gobolka Shabelaha Dhexe

Wararka laga helayo degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in natiijo hordhacah laga helay baaritaanka dhacdadii lagu laayaya howlwadeenada caafimaadka ee ka...

Dhegeyso: Maddaxweynaha Maamulka Puntland oo Sheegay Qaabka Ay Xukuumada u Wajaheyso Somaliland Inuusan Fiicneyn

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay arrimaha ku saabsan wada-hadallada Soomaaliland iyo Dowladda Federaalka,isaga oo sheegay in qaabka dowladda Soomaaliya ay u...

Dhegeyso Maddaxweynihii Hore ee Somaliya oo Ka Hadley Qaabka Loola Tacaalayo Cudurka Covet 19

Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay arrimaha Cudurka Coronavirus oo kiisas kamid ah laga helay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img