Dhegeyso Maddaxweynihii Hore ee Somaliya oo Ka Hadley Qaabka Loola Tacaalayo Cudurka Covet 19

0
53

Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay arrimaha Cudurka Coronavirus oo kiisas kamid ah laga helay dalka iyo xaalada isbitaalka Martiino oo dad badan ay Cudurka ugu geeryoodeen.

Sheekh Shariif waxaa uu sheegay in Cudurka COVID-19 uu yahay mid halis ah, hasa yeeshee dadka aysan aheyn kuwo ka feejigan, sidoo kalena dalka uusan laheyn isbitaalo si wanaagsan ugu Shaqeeya Bulshada.

Waxaa uu soo hadal qaaday Qalabka lagula tacaalo Cudurka oo dowladda Soomaaliya ay dowlado kala duwan ugu deeqeen, waxaana uu sheegay in sidii loogu talo galay aan loo isticmaalin, isla markaana qaarkood Suuqa lagu kala iibsaday.