Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Fariin u Diray Xildhibanada Kuraasta U Wareejinaya Deegaano Kale

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabraximaan ayaa sheegay in Xubnaha Baarlamaanka loogu talo galay inay guud ahaan u tartamaaan Shacabka Soomaaliyeed, hayeeshee ay...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Gobolka banaadir oo Soo Dhaweeyey Matalaadiidii Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalaa Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ansixintii Xildhibaanaa Golaha Shacabka ee matalaada Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare, waxaana uu u...

Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada Federaalka oo Faahfaahin Ka Bixiyey Kulankii Jabuuti

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa faah faahin rasmi ah waxaa ay ka bixisay wada-hadalladii dhawaan Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo Soomaaliland ku dhex-maray dalka...

Dhegeyso Warmurtiyed Kasoo baxay Kulankii Somaliya iyo Somaliland 4ta Maalmood uga Socdey Jabuuti

Shirkii u dhaxeeyay Guddiyada farsamo ee ka kala socday Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliiya iyo Soomaaliland, iyaaa laga soo saaray qodobo horudhac ah oo...

Dhegeyso: Maamulka Galmudug oo Ka Hadley Doorashooyinka La Filaayo In Dalka Ka Dhacaan

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo ku sugan Magaaladda Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan doorashooyinka la rajeynayo in dalka ay ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img