Dhegeyso Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Fariin u Diray Xildhibanada Kuraasta U Wareejinaya Deegaano Kale

0
98

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabraximaan ayaa sheegay in Xubnaha Baarlamaanka loogu talo galay inay guud ahaan u tartamaaan Shacabka Soomaaliyeed, hayeeshee ay muhiim tahay in loo maro si sharci ah.

Guddoomiye Mursal waxaa uu sheegay in kuraasta deegaan doorashadooda laga wareejinayo ee la geynayo meelo kale ay sababi karto in la boobo ooo ay qatar galaan.