Dhegeyso: Maamulka Galmudug oo Ka Hadley Doorashooyinka La Filaayo In Dalka Ka Dhacaan

0
52

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo ku sugan Magaaladda Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan doorashooyinka la rajeynayo in dalka ay ka qabsoomaan.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa Sheegay in Maamulka Galmudug uu Mowqif kasoo saari doono doorashadda la filayo in dalka ay ka dhacdo islamarkaasna waxa uu sheegay in mamulka Galmudug uu ka qeyb qaadanayo dhameystirka dastuurka qabyo qoraalka ah ee dalka.