Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Puntland oo Ka Hadey Khilaaf Kala Dhexeeya Madaxweyne Ku Xigeenkiisa

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horeysay waxaa uu ka hadlay khilaafka soo kala dhax-galay,isaga iyo kuxigeenkiisa,kaas oo saameeyay hay’adaha...

Dhegeyso: Madaxweynihii Hore ee Somaliya oo Ka Hadley Dib u Dhigista Dacwada Bada

Madaxweynihii hore Ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu kaga hadlay Shirkiisa saxaafadeed, dib udhigista...

Gudoomiyaha Aqalka Sare oo Sheegay In Doorashada Xiligeeda aan Waxba Laga Bedelin

Gudoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullahi oo la hadley warbaahinta isaga oo ku sugan dalka turkiya ayaa sheegay in aysan jirin wax dib u...

Ururka Suxufiyiinta Somaliyeed oo Ka Horyimid Hadal Shaley Kasoo Yeeray Hey’adaha Amniga

Wasaaada warfaaffinta ayaa maalintii shaley sheegtey in wariye maxamed cabdiwahaad Nuur abuujaa uu ka tirsan yahay ururka aslhabab, hay'adaha aminiga ayaa wariyahan waxaa uu...

Dhegeyso: Wasiirka Afka Maxaaga ee Maamulka Cabdicasiis Lafta Gareen oo Is hortaag Ku Sameeyey Radio Ku Hadla Afka Reer Baraawe

Maamulka uu horjoogaha ka yahay Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa is hortaag ku sameeyey radio ku hadla afka reer baraawe oo dhawaan laga hirgeliyey magalada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img