Dhegeyso: Qaar ka tirsan xisbiyada mucaaradka somaliland oo sheegey in maalinta berito bananbax weyn uu dhici doono

0
287

Xisbiyada Mucaaridka Ah ee maamulka somaliland ayaa maanta waxaa shir ay kaga tashanaayaan aayaha maamulka somaliland uga socdey magalada hargeysa shirkaasi oo aan weli wax hadal ah kasoo bixin.

Qaar ka tirsan howlwadeenada xisbiyada mucaarad oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in maalinta berito ay dhici doonaan bananbaxyo looga soo horjeedo waqti ku darsashada hogaamiyahe muusi bixi uu doonayo in uu sameysto.

Madaxweynaha maamulka somaliland muusi biixi ayaa maalinta berito ku eg xil maalmeedkiisa isaga oo ku haminaaya in u laba sanadood ku darsado.