Gudiga dorashooyinka maamulka puntland oo magalada bosaaso kusoo gabagabeeyey ku dhawaaqista liiska 16 xildhibaan

0
170

Magaalada Bosaso ayaa maanta lagu doortay 16 xildhibaan oo qeyb ka ah xildhibaannada Puntland ku matalidoona barlamaanka aqalka hoose ee Soomaaliya.

Ma jirin tartan doorasho oo weyn oo ka dhacay magaalada Bosaso, waxayna xildhibaannadu kusoo baxeen hab tanaasul ah, sida horey looga bartay doorashooyinka aqalka hoose ee ka socda dalka.

Halkaan hoose ka akhriso xildhibannnada lagu doortay Bosaso.

1- Maxamed Cabdiqaadir Maxamed hop-190

2- Ismaaciil Shire Jaamac Hop-14

3- Cabdulaahi Faarax Mire Hop-228

4- Caynaanshe Yusuf Xuseen Hop-222

5- Maxamed Aadan Diini Hop-036

6- Siciid Cali Muuse Hop-027

7- Sadaam Maxamuud Cabdi Hop-158

8- Faysal Axmed Maxamuud Hop-149

9- Cali Xaaji Daahir Hop-220

10- Maxamed Bashiir Cali Hop-083

11- Cali mahdi maxamed Hop-169

12- Muuse axmed Ismaaciil Hop-076

13- Marwo Cabdirishiid Xaaji Hop-234.

14- S/gaas Bashiir Cabdi Ameeriko Hop-273.

15- Cabdicasiis Maxamed Qambi Hop-127.

16- Maxamuud Axmed Geesood Hop-157.