Dhegeyso: Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo Sheegey In Saraakiisha Dhalinta Yar Loo Dhiibi Doono Hogaanka Ciidanka

0
62

Generaal C/Wali Jaamac Gorod Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay in Saraakiisha da’da yar ee ku jira Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya loo dhiibi doono hoggaanada kala duwan ee ciidamada.

Taliyaha ayaa wuxuu sheegay Madaxweynaha Soomaaliya inuu waydiistay in hoggaanada ciidanka iyo Talisyada qaybaha loo dhiibo Saraakiisha da’da yar ee tababarada ku soo qaatay dalalka dibada.

Taliye-Gorod