Dhegeyso: Xukuumada oo Sheegtey Iney La Dagaalami Doonto Kooxaha Baraha Ay Ku Kulmaan Bulshada Beenta Ku Faafiya

0
38

Kulankii Golaha Wasiirada ay yeesheen maalintii shaley ayaa si adag loogu hadlay baahinta wararka been abuurka ah iyo xaaladaha lagu kicinayo dadka Soomaaliyeed.

Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay in talaabo adag laga qaadayo dadka mar walbo bulshada usoo bandhiga wararka been abuurka ah.

Xukuumada ayaa sidoo kale sheegtay in aan loo dulqaadan Karin in la kiciyo oo xaalad jahwareer la geliyo shacabka Soomaaliyeed.

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Iidaan Yoonis ayaa sheegay in talaabo laga qadayo cid walbo oo bulshada kicisa una soo bandhigta warar been abuur ah.

Craxmaan Iidaan

Halkan hoose uga dhegeyso mobilkada

Craxmaan Iidaan Mobil