Monthly Archives: April, 2017

Browse our exclusive articles!

Maddaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta warqadihii Aqoonsiga Ka Gudoomey safiirka Cusub ee Itoobiya

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Itoobiya u qaabilsan Soomaaliya Amb. Jamaaludiin Mustafa Omar. Madaxweynaha...

Daawo Sawir uu Maanta Amiin Camir Ka Sameeyey Kooxaha Qaran Diidka ah ee Calooshood u Shaqeystayaasha ah.

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu ka sameeyey kooxaha qaran diidka ah ee mar walba u taagan iney danahooda...

Doorashooyinka Maddaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug oo Mar Kale Dib Loo Dhigey

Guddiga doorashooyinka maamulka Galmudug ayaa si rasmi ah maanta u shaaciyay in dib loo dhigay doorashada madaxtinimada maamulkaasi. Guddiga ayaa sheegay in doorashada la qaban...

Xukuumada oo Dib u Eegis Ku Sameyn Doonta Xeerka Saxaafada

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay. Wasiirka ayaa mas’uuliyiinta kala hadlay muhiimada...

KUlankii Golaha Wasriirada oo Shaley Looga Hadley Arimo Xasaasi Ah

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay...

Popular

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Webiga shabeela oo ku fatahay deegoono ka tirsan degmada jowhar

Warar aynu ka helyno magaalada Jowhar ee xarunta gobolka...

Markab dagaal oo laga leeyahay dalka turkiga oo kusoo wajahan dekeda magalada muqdisho

Markab dagaal oo laga leeyahay dalka turkiga ayaa la...

Qaramada midoobey oo ka digeytey dhibaatooyinka ka imaan kara roobabka Guga

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay fatahaado baahsan oo ka...

Subscribe

spot_imgspot_img