Daawo Sawir uu Maanta Amiin Camir Ka Sameeyey Kooxaha Qaran Diidka ah ee Calooshood u Shaqeystayaasha ah.

0
102

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu ka sameeyey kooxaha qaran diidka ah ee mar walba u taagan iney danahooda iyo danaha shisheeyaha ka shaqeeyaan sawirkani ayaad waxaa ka dhex muuqda Shariif Sakiin, Cabdiweli gaas, Damuljadiid.  iyo wleiba alshabab.