Dhegeyso:Axmed Madoobe oo Digniin u Direy Dadka Dhisanaaya Dhulka Danta Guud

0
20

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in aysan aqbali doonin goobaha danta Guud ee Magaalada Kismaayo iyo xarumihii ay lahaan jirtay dowladda Dhexe in ay dhistaan Shaqsiyaad Gaar ah, waxaana uu sheegay in cidii lagu qabto iyada oo dhisanaysa laga qaadi doono tilaabo waafaqsan Sharciga.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Axmed-Madoobe

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Axmed-Madoobe MObil