Dhegeyso:Odayaasha Beesha Tuni oo Soo Dhaweeyey Xildhibaanadii Dhawaan Lagu Doortey Magalada Baydhaba

0
65

tuniOdayaasha beesha tuni oo uu hor kacaayo Suldaan Suldan Sayid Suldan Fiqi ayaa maanta kulan ay ku taageerayaan xildhibaanada beeshooda ee ku guuleystey doorashooyinka ka dhacay magalada baydhaba ku qabtey.

Kulankan ayaa waxa aka hadley Suldan Sayid Suldan Fiqi, Abuukar Maxamed Gambeellada iyo C/nuur C/qaadir Baanjo dhamaantoodna waxaa ay u hambalyeeyeen xildhibanada cusub wexeyna ugu baaqeen in ay xilka loo magacaabey si wanaagsan u gutaan.

Hadaladoodiina waxaa ka mid ahaa.

odayaasha-dhaqanka-beesha-tuni-oo-taageeray-xildhibaanadooda

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

odayaasha-dhaqanka-beesha-tuni-oo-taageeray-xildhibaanadooda-mobil