Dhegeyso: Aadan Maxamuud Nuur “Aadan Saransoor” oo Ka Hadley Qaabka Loogu Diiidey Xilka uu Isu Soo Taagey

0
100

aadan-soron-soorAadan Maxamuud Nuur “Aadan Saransoor” oo ka mid ahaa xildhibaanadii waqtigooda dhamaadey ayaa sheegay in loo diiday in uu ka qeyb galo doorashada aqalka hoose ee ka dhacay magalada beydhaba maalmihii lasoo dhaafey.

Aadan Saransoor oo ahaa musharax u taagan xilka baarlamaanka ayaa sheegey in uu bananka ka maqley odoorashadii kursigii uu u tartamaayey oo lasoo gabagabeeyey isla markaana la siiyey nin uu shariifka keensadey.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

aadan-saran-soor

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

aadan-saran-soor-mobil