Dhegeyso: Wasiirka wasaarada Maaliyada oo ka Hadley Isqabqabsiga U Dhexeeya Gaadiidleyda Iyo Kooxo Rabo Iney Lacag Been Ah kaga Aruursadaan Ceymis

0
36

fargeetiWasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Aadan Ibraahim (Fargeeti) ayaa wuxuu ka hadlay is qab qabsigii dhowaanahan u dhaxeeyay Shirkadda Caymiska ee Takaful iyo Gaadiidleyda Magaalada Muqdisho.

Shirkada ceymiska ee Takaful ayaa Gaadiidleyda Magaalada Muqdisho waxa ay ku amartay in ay bixiyan lacago caymis ah oo aan sharci ahayn, iyadoo arintaasna ay ka soo horjeesteen Gaadiidleyda.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

wasiirka-maaliyada

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

wasiirka-maaliyada-mobil