Shir Jaraaid oo ay si wadajir ah u qabteen Ugaaska Beesha Saleebaan Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax, Xildhibaan Caasha Xaaji Cilmi, odayaal dhaqan iyo Waxgaradka beesha Saleebaan ayaa waxa ay uga warameen musuq maasuqa uu ku kacay Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo kooxdiisa.