Dhegeyso Wakiilka Igad U Qaabilsan Arimaha Somaliya oo Runta U Sheegey Somalida

0
27

Wakiilka IGAD ee arimaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Afeey ayaa sheegay in somalida rabaa hadey hagaajiyaan dalkooda uu hagaagi doono hadii aysan rabina aysan jirin cid hagaajin karta

Afeey ayaa sidoo kale dhaliin usoo jeediyey beesha caalamka wuxuuna sheegey in beesha caalamka ay ka gaabisey sidey taageero dhinac walba u siin laheyd sidii xal loogu heli lahaa dalka somaliya.

Maxamed Afeey hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.

Maxamed Afeey

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Maxamed Afeey Mobil