Daawo Faarax Macalin oo ka Hadley Arimo Badan oo Xasaasi Ah

0
35

Faarax macalin oo ka mid ah siyaasiyiinta ugu waaweyn ee dalka itoobiya dhowr jeerna ka hadley siyaasada qaabka daran ee ay ku socdaan masuuliyiinta somaliyeed iyo damaca dowladaha deris la ah ayaa mar kale waxaa uu si tafatiran uga hadlayaan halka ay ku socoto somaliya hadii aysan is daba qaban,