Dhegeyso:-Reysulwasaare Cumar Cabdirashiid oo Ka Hadley Qodobadii kasoo Baxay shirkii Istambuul

0
47

cumarRa’iisal Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa guul ku tilmaamay shirkii lagu soo gabagabeeyay magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga, isagoo sheegay in waxyaabo badan la isla qaatay, lana fulin doono marka ay dalka ku laabtaan.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.

Cumar Cabdirashood

Halkan hoose kaga dhegyso mobilkada

Cumar Cabdirashood Mobil