Tacsi:- Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

0
41

tacsi-1Jaaliyada qurba joogta Beel weynta Geledi waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Xajiyo Maymun Xuseen, Ruqiyo sheekh Axmadey, Cusmaan Sheekh Axmadey  iyo Muuse Sheekh Axmadey iyo dhamaan reer Macali Abuukar iyo dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey alah u naxariistee Maxamed Xuseen Cali ( Diyey ) oo maalintii shaley ku geeryoodey tuulada Cumar Beere ee degmada afgooye.

Waxaana ay leeyihiin samir iyo iimaan ilaahey ha inaga wada siiyo janadaii fardowzana ilaahey haka waraabiyo amiin amiin.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

9 diyey )