Dhegeyso:-Taliyaha Ciidanka Booliska Degmada Afgooye oo Sheegey Iney Soo Qabteen Ragii Diley Gudoomiyihii Hore Ee Degmada Afgooye

0
57

afgooyeTaliyaha Ciidamada Booliska Degmada Afgooye Maxamed Aamiin oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Ciidamada Booliska Degmada ay soo qabteen Raggii dilay Allah ha u naxariistee C/llaahi Maxamed Iideey oo ahaa Guddoomiyihii Hore Dagmada Afgooye,kaas oo la dilay 8-dii Bishii July ee Sanadkaan.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.

taliyaha cidanka boliska afgooye

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

taliyaha cidanka boliska afgooye mobil