Dhegeyso:-Xildhibaan Aadan Madowe oo Hanjabaad u Direy Kooxda Maamulka Kaga Dhawaaqdey Ceelberde

1
47

Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe horayna usoo noqday Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ka hadlay Xildhibaanada Maamulka Cusub ka dhisaya Magaalooyin ka tirsan Gobalka Bakool.

Xildhibaan aadan Madoobe waxa uu sheegay in marnaba aysan raali ku noqon doonin in la kala qeybiyo shacabka ku hoos nool maamulka, waxa uuna ka digay in Dowlada Federaalka Soomaaaliya iyo Ethiopia ay ka aamusaan faragalinta ay Gobolka Bakool ku hayaan Xildhibaano ka tirsan BFS, kana soo jeeda deegaanada Jubbaland ay maamusho.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa:

sheekh adan madoobe

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada

sheekh adan madoobe mobil

 

 

 

1 COMMENT

  1. dhibaatada na heysataa taas ah kilidhinaadana ka soo jeeda jubaland ayow leeyahay mow dhaho kuwa ka soo jeeda butland aa bakool maamul ka dhisaya khas nagu wada kuwii shaley imaadey kismaayo ayow dhulki siiyey aadan madoowe in oow u ogolaadey hadalkiisa ka cad

Comments are closed.