Dhegeyso:-Xukuumada Oo Ka Warheysey Maamulka Qabiiliga ah ee Looga Dhawaaqey Ceelberde

2
31

ceelbardeXildhibaan Axmed Aabi oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya islamarkaana wax ka dhisay Maamulka Bakool Sare ee looga dhawaaqay Tuulooyinka Waqooyiga Gobolka Bakool ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay wax ka og tahay Dhismaha Maamulkaasi.

Wuxuu kaloo intaasi ku darey in Xafiiska Madaxweynaha,Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha,kan Wasaaradda Arrimaha Dibadda ay dhamaan og yihiin Taladooda ay ku tageen halkasi.

Xildhibaan Axmed Aabi

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xildhibaan Axmed Aabi mobil

2 COMMENTS

  1. YA XASUUSIYA “TIMARTI HORBA DAB LOO WAA” – KISMAAYO ???
    MARKA HORE MEY ISKA XOREEYAAN GUMEEYSIGA AMXAARADA INTA EEYSAN DAMCIIN DAD KALE DHULKOODA. OGADEENYA WA MEESHA KALIYA EE QAARDA AFRIKA EE WELI KU JIRTA GACAN GUMEEYSI.
    LAAKIN WALAALAHA D&M HA ILOOWINA:
    ISHIIS LAGA ARKA USHIIS LAGU TUMAA
    NIMAAN TASHAN WA LOO TALIYA

  2. Xildhibaan Axmed Aabi mobil ALA BEEN BADAANA DOWLADA FEDERALKA NA SOO AMA OG ISKU XISHOO WAXAAN OO KALE AYAA XILDHIBAAN AH OO UMADA MATALAYO XILDHIBAANO XAAL QAADO KOLEY QABIILKA UU MATALO WAA QABIILKII AAN QARANKEENA U DUMINEY MAANTA WAXA AY WADAAN SOMALI IN DHIMATO IGA OO AH DAROOD KOODA ISKU SHEEGA MADAXWEYNE IYO KOODA WAALAN WAA ISKU AQLI WAA NASIIB XUMO QABILL DHAN OO ISKU KAASHADA XUMAANTA

Comments are closed.