Daawo:Madaxweynaha Dalka Turkiga oo Maanta Soo Badbaadiyey Nin iska Tuuri Lahaa Buundo Weyn oo Ku Taala dalka Turkiga

0
34

erdoganMadaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta waxaa uu ka qeyb qaatey badbaadinta nin la yiri wuxuu iska tuuri lahaa buunada isku xirta Aasiya iyo Yurub.

Ninkan yiri waxaan iska tuurayaa buundada ayaa sheegay in uu joojinayo isdilkiisa hadii uu goobtaas yimaado Madaxweynaha dalka turkiga Recep Tayyip Erdogan

Recep Tayyip Erdogan ayaa waxa uu si deg deg ah ku yimi buundada si uu u bad baadsho ninkaas sheegay inuu iska tuurayo buunadada haddii uu imaan Madaxweynaha.