Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Mushaxa Loo wado Inuu Madaxweyne Ka Noqdo Maamul Goboleedka Hiiraan iyo Jowhar

0
39

Amin camirAmiin camir ayaa maan waxaa uu sawirkiisa kusoo bandhigey halganka ay Damuljadiid ugu jirto sidii ay siyaasada guud ee dalka afduub ugu heysan laheyd, Faarax Sakiin oo ka mid ah madaxda Damuljadiid ayuu amiin sheegayaa in loo wado in loo dhiibo maamul goboleedka cusub ee jidka kusoo jira.

HIIRAAN2015