Dhegeyso:Madaxweynada Dowlada Federalka oo Maanta Eedeyn Usoo Jeediyyey Beesha Caalamka

0
35

xasan sheekhMadaxweynaha dowlada federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku eedeeyey hay’adaha gargaarka iyo beesha caalamka inaysan dhaqaale siinin dawladda Soomaaliya.

Madaxweynaha oo ka hadlayay munaasabad loogu magaic daray “Xoojinta hay’adaha dowladda iyo sare u qaadidda sumcadda dhaqaale ee Soomalaiya” ayaa sheegay in dhaqaalaha caalamka uu ku bixiyo Soomaaliya uu yahay mid aan muuqan.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa:-

Xasan Sheekh

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xasan Sheekh Mobil