Daawo:-Shilkii Ka Dhacay Magalada makka Ee Dalka sacuudi Arabiya oo Ay Ku Dhinteen In Ka Badan 90 Ruux

0
69

makkahRoobab dabeylo wata oo shaley ka da,ay magaalada makka ee dalka sacuudi arabiya ayaa waxaa uu kalifey in uu soo dumo wiishash waayey ee halkaasi yaaley taasoo dhalisey qasaare aad u weyn oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ilaa iyo hada waxaa la sheegayaa in ay dhimashadu sii marey in ka badan 90 halka dhaawacana uu kor u dhaafet 187.

Tv Aljazeera oo soo gudbiyey wixii halkaasi ka dhacay bal nala daawada.