Ciidamada Beeleedyada ku Labisan Dareska Dowlada oo Maanta Ku Dagaalamey Buundo Yareyda Degmada Afgooye.

3
24

afgooyeQaar ka tirsan ciidamo beeleedyada ku labisan dareyska dowlada ee baryahan soo buux dhaafiyey degmada afgooye ayaa maanta waxaa ay ku dagaalameen buundo yareyda degmada afgooye ayagoo halkaasi isku weedaarsadey xabado dhaliyey dhimasho iyo dhaawac.

Ilaa iyo hada inta la ogyahay waxaa dagaalkaasi ku dhintey laba askari oo ka kala tirsaneyd dhinacyadii meesha ku dagaalamey dhawacana waxaa la sheegey in uu ahaa 2 ruux.

Dagaalkan ayaa la sheegey in uu salka ku hayey isbaaroo meesha taaley oo ay koox horey meesha u joogtey koox kale ay kusoo ciriirisey taasina ay dhalisey gacan ka hadal iyo ayadoo markii dambana la isku adeegsadey qoryihii ay siteen.

Si kastaba arintu ha ahaatee degmada afgooye ayaa maalmahan waxaa ay noqotey bahalo galeen maadaama ay alshabab kooxahani kasoo ceyrsatey deegaanadii ay markii hore ku sugnaayeen.

 

3 COMMENTS

  1. waxaa isweydiin mudan ciidamadaan dowlada xamar ee xaaraanta ah maxaa isu keenay afgooye aawey dadkii u dhashey gobolka xitaa yeysan ku tabar noqon balse waa iney xarrakaad yar xitaa sameeyaan oo ah iney ogaadaan in dhulkaas dadkiisa weli ay nool yihiin, hadii kale arinta sidaan wey iska bedelee oo waxay noqon doontaa dhul cusub oo dadka baada ku heysto u xalaalooba waa hubaal midaasi shaki kuma jiro waayo somali waxay tiraahdaa nimaan shantaada kaa celin sharci kaama celiyo waa iney dadka deegaanka hurdada ka toosaan oo ay iska dhiciyaan xaaraantaan xaaraantu dhashey waa dad aanan aqoonin xishood iyo ixtiraam kaliya waxay wax ku maqlaan ama wax ku gartaan adigoo iska dhiciya kaliya markaas ayey kuuu ogaanayaan inaad qof jira oo muxtarim intaad tahay waxaan warkeyga ku soo gababagabeenayaa dadka deegaanka kacdoon ha sameeyaan oo ay isaga dulqaadaan cawaanta dhulkooda ku soo duushey

  2. gobolkaan wuu weyn yahay waana dhul barwaaqo ah waana iney dadkiisa ka faa’ideystaan oo ay maamushaan maahin in nin ka yimid dhuuso mareeb uu ugu taliyo ama xaaraan ku heysto waxaan leeyahay shacabka reer afgooye hurdada ka toosa oo dulmiga iska dulqaada. mida kale odeyga dulaalka ah ee shariif xasan lagu magacaabo wax wanaag ah haka sugina waa dulaal diyaar u ah inuu gobolka ka iibiyo xaaraanta dhuuso mareeb, sheydaan xasan dhiigiisu waa xalaal shaqsiga dila waa ahlu janna waayo dad beerahooda guryahooda ninka u bareeray inuu iibiyo dhiigiisu su’aal kama taagna waa banaan yahay hala dilo wabilaahi towfiiq

  3. Waa runtaa mr biimal , reer afgooye way tashteen marka maalmaha soo socda way iska dulqaadi doonaan dulmiga ,
    kuwa aan diinta laheyn ee labaxay hawiye ama habar gidir waqtigooda ayaa dhacay wayna guran doonan miraha beerta ay tacabeen , waxan leeyahay kala garta afgooye iyo guriceel .
    Amaa shariif sakiin waxan leeyahay adne waad la bixi doontaa mooryaanta dhuusamareb illeyn waad la mid tahayee waxadna tihiin cadowga umada koonfurgalbeed guud ahan shacabka shabeelaha hoose gaar ahaan
    waxan halkan hambalyo uga dirayaa walaalaha geesiyaasha ah ee beesha biimaal waxan leeyahay hore usocda ileyn xaq baad ku taagantihiin

Comments are closed.