Daawo:- Barnaamijka Dareenka Shacabka iyo Ilyaas Qalinloo Dooda Ka Qeyb Qaatey

0
28

ilyaasBarnaamijka Dareenka Shacabka ee ka baxa Horn Cable Tv ayaa xalay diirada lagu saaray Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Muqdisho ee saacadaha soo socda la magacaabi doono.

Barnaamijkan ayaa waxaa ka qeyb qaatey Agaasimaha Warbaahinta Ishabaydhaba Ilyaas Saciid Cali (Qalinle), Injineer C/naasir Garaad Abshiroo.

Barnaamijkii waatan ee nala daawada

Daafeet.Com