Majaajiliiste Ilkacase oo Maanta Duhurkii Ku Geeryoodey Magalada Muqdisho

0
35

ilka caseAllaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Majaajalistaha caanka ah ee Soomaaliyeed Cabdi Maxamuud Ilkacase.

Mareereye ku-xigeenka Tiyaatarka Qaranka Abwaan Cabdikariim Jiir oo la hadlay warbaahinta Dowlada ayaa xaqiijiyay geerida Cabdi Maxamuud Ilkacase,isagoona sheegay in xaalada majaajilistaha ay ahayd mid wanaagsan,laakiin tii rabi u timid.

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya ayaa durba ka tacsiyadeeyay geerida marxuumka,iyagoona Allah uga baryay inuu ka waraabiyo Janadiisa Fardowsa.

 
Daafeet.Com