Kooxihii U Ololeynayey Maamulka 3da Gobol oo Khilaafkooda Cirka Isku Shareeyey Kuna Dhow Gacan Ka Hadal

6
43

baydhabooWarar aynu ka heleyno magalada baydhabo ee xarunta koonfur galbeed ayaa sheegaya in khilaaf aad u weyn uu soo kala dhex galey kooxihii isku baheystey in ay sameeyaan maamulka lagu magacaabey sedexda gobol.

Qilaafkan oo uu u dhexeeyo qaar ka mid ah beelaha digil iyo mirifle ayaa waxaa uu sababayaa in uu shirka isku bedelo mid gacan ka hadal ah.

Qaar ka tirsan siyaasiyiinta iyo odayaasha digil iyo mirifle ayaa markii hore aragtidooda gaaban ku cabirey maamulkan gacan ku rimiska ah isagoo aan markiihoraba laga fiirsan carqalada uu ku noqon doono bulsho weynta koonfur galbeed.

Kulankan ayaa waxaa lagu waramayaa in ay fadhiyaan qabaailo kasoo jeedada gobolada kale ee dalka lana rabo in la siiyo xaq ay leeyihiin dad deegaanka in mudo ku noolaa qabaailadan ayaa waxaa la sheegayaa in ay rabaan in xubino badan loogu daro maamulka gacan ku rimiska ee la magac baxay 3da gobol.

 
Daafeet.Com

6 COMMENTS

  1. Reer koonfurgalbeed iska qabta sakiin iyo kooxdiisa. Dhulkaan koonfurta somaliya adinkaa iska leh. Haddaad garab rabtaan waan idin garab taagan nahay anagoo hawiye ah.

  2. In Hawiye lagu daro maamulka saddexda gobol waxaa wataan sakiin, khalid, jawar, geeseey iyo farketi. Mida kale Hawiye keligoodi ma aha kuwa doonayaan in xubno laga siiyaa maamulka saddexda gobol, ee waxaa ku jiraan Gawaa-weyn iyo Gasaar-gude oo Gedo keliya degaan u ah ayaa ayagana doonayaan in xubno laga siiyaa sidee u dhici kartaa arintaasi. Waan naqaana inta qabaa’il ee D/M ee degaan u ah Bay/Bakool/Shabeelaha Hoose. Gawaa-weyn iyo Gasaar-gude waxay ogolaadeen in dhulkooda ay siiyaan Daarood, maxay ka soo dooneyn saddedan gobol. Fadlan cadaalada ha la raadiyo reer Gedo ha naga baxaan

  3. waxaa lagu maah-maaha labadii dulmi ku heshiiso xaqay ku dirirayaan , waxaa hadda lasheegahayo waa wax aan filaayay oo aan hubo in nihaayadeedana kaltag iyo burbur ay tahayu, markaa waxaan ilaah uga baryaya in uu san waafaqin xumaha ay la doonayaan reer k/g , ilaahay shartooda ayaga keliya ku reebo aammmmmmmmmmmmmmmmmmm

  4. matabaan hawiye aabihisa lama yaqaano kisi waaye kisina garab kama rabno meeshina ha naga joogo wahaan saas u dhahaayo wah kale ma ahan
    caydiidki dhiman jirey markow shabelada hoose yimidib wahow dadka ku yiri wahaa tihiin laf habar geder ka tirsan wahaana la niila dhahaa saruur dadkii oo qabiiladooda yaqano sida ku yiri intaas dhan hunguri aa u geeyey shabeeladahoose wah ku hel ha lagu soo sheegto ay ka eheet ilaahey ma u qorin lakinse hawiyaha la sheega dhan wa kisi tusaalaha labaat abgaal tiro koob badankiisa wa ajuuran iyo jijeele qabiil la dhaho iyo jareer weyne abgaal wah la dhaho ma jiraan habargeder 1991 ay eheet laf ka mid ah marki ow caydiid sameynaayey oo loo bahshey saruur marka hawiyaha wahaa laga yabaa in ay itoobiyan hita hawiyaha jiraan marka ma rabno garabkiina ilaah aa nala jiro digil iyo mirifle ilaah aa garab siinayo in la dulminaayo arka idinka garab niigama rabno sideyna ley nagu dhaafa wsc sakiin iyo kuwa daba ka riihaye madahweyne qoslaaye iyo hiirane saa iskaga celineyno anagaa naqaano ee idinka tumaasha ama madhibaanka dhinaca gaalkacyo niiga soo saarayo sidi hore garoowe niiga soo saarey oo kale hadana niigu wada iska celiya wsc

  5. hawiye waad kumahadsantihiin garabka aad nasiineysaan hanoqdo inaad dadka dhulkooda udhaaftaan oona katagtaan aadna soo dhexgalin waxay dhisanaayaan iyo waxay qasanaayaan hadii aad sidaas yeeshaan garab ayaad nasiiseen tanks

  6. kkkkk soomalli isirkeeda hadii laraaco waxa lasheekain dir iyo hawiye dhalad yahay inta kalina sida eey wadanka kusoo galeen waalasheeka

Comments are closed.