Daawo Sawir aan Caadi Eheyn uu Amiin Camir Ka Sameeyey Madaxweyne Xasan Sheekh

0
60

Amin_AmirFarshaxanka weyn ee Amiin Camir ayaa waxaa uu sawir aan caadi eheyn ka sameeyey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud sawirkaas oo uu ku sharaxaayo halka uu maraayo xaalka madaxweynaha kaasoo hada soo gaarey heerkii ugu dambeysey oo ey shacabka intiisa badan ka hor yimaadaan oo ey nacaan.

amiin

Daafeet.Com