Daawo:- Dhaarintii shaley la dhaariyey Golaha odayaasha ee dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya

2
41

Dharin1Waxaa shaley magalada baydhabo ka dhacdey dhaarin la dhaarinaayey golaha shuurada ee dowlada goboleedka koonfur galbeed somaliya sida ey u dhacdeyna waatan ee nala daawada.

Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. Runta soo qora oo sheega odayaashii shirka uga socday baidaba la kala eryay meel aadan adiga qabsan ma sheegan kartid kismaayo ninkii qabsaday waa madaxweeyne

  2. waa idin salaami rer konfurgalbed sxb ahmed hadii lakala eriyi adaa arki doona dhul ninkiisa iskaleh guriga aad leedaxay waa in aad ku telisi hadii guriga lagu maamulo islaatana waa lagu wasa w…q

Comments are closed.