Daawo:- Sawirada dhaarinta Golaha Guurtida ee Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya

0
27

Dharin5Waxaa maanta shirweynaha dhismaha dowlad goboleedka Koonfur-galbeed ee Baydhabo si rasmi ah loogu dhaariyey golaha guurtida dowlad goboleedka konfur-galbeed Soomaaliya ayadoo dowlad goboledka system ahaan uu u dhisan yahay hanaanka labada gole ee kala ah golaha guurtida iyo galaha Baarlamaanka ayaa markii ugu horeysay ladhaariyey.

Golaha Odayaasha oo ka kooban 73 xubnood ayaa 40 kamid ah maanta ladhaariyey inta harsan ladhaarindoono maalmaha kale ee soo socda.

Waxaana hada loo gudbayaa magacaabista Gudiga Doorashooyinka madaxweynaha iyo kuxigeenadiisa kadibna Golaha Odayaashu ayaa dooran doona Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku Xigeenka.

Dharin1

Dharin2

Dharin3

Dharin4

Dharin5

Dharin6

Dharin7

Dharin8

 

Daafeet.Com