Dhegeyso:Faah Faahin dheeraad ah oo laga heley Dagaalkii ka dhacay degmada wanleweyn

4
34

kulan daafeetCiidamo kasoo ruqaansadey magaalada Buur hakaba una soo ruqaansey in ey isbaarooyinka yaala wadada isku xirta buur hakaba iyo degmada daafeed ka qaadaan ayaa shaley waxaa ey soo gaareen degmada wanle weyn halkaas oo ka bilaabeen howlo isbaaro qaadis ah howlihii isbaaro qaadista ahaa oo ey wadeen ciidanka ayaa waxaa ka hor yimid ciidamo beeledyo gashan tuutaha dowlada kana soo jeeda beelaha hawiyo in mudo ahna halkaasi isbaarooyin u yaaley eyna ka geysanayeen falal isugu jira dhac,dil iyo boobka hantida dadweynaha.

Hadaba aroornimadii saaka ayaa ciidamo beeleedkii gashanaa dharka dowlada  wexey gurmad ka heleen  ciidamo kale ayagana gashan dharka dowlada oo ey isla markaana isku beel yihiin kana yimid dhankaas iyo deegaanka jiida janaale, isku dhaca ciidankan iyo maleeshiyo beeleedka ayaa waxaa uu sababey dhimasho ilaa iyo 7 ruux iyo dhaawac ilaa iyo 14 ah oo labada dhinacba ah, Waxaana sidoo kale xermey isku socodkii magalada iyo ganacsigeedaba.

Si aan guud ahaan wax uga agaano arimahaas ayaa waxaan doorbidney in aad nala dhegeysataan wareysigan oo uu bixiyey mid ka mid ah odayaasha kasoo jeeda deegaanka degmada wanleweyn laguna magacaabo ciise macali yasir su’aashii ugu horeysey ee la weydiiyeyna waxaa ey eheyd sidee ayey wax u dheceen.

 

dagaalka degmada walaweyn 1

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

dagaalka degmada walaweyn Mobil 1

 

Daafeet.Com

 

4 COMMENTS

  1. bentada ma ahan tii nr 50 ka dhacdey ka daran aya ka dhici donta shancalemod hada nahay waxa lo bahanyahay ina isku dubnano adunka waan ka harney ilahey wuna badiyey lkn wanlaweyn erdhe aya iska leh xubeer wuxu leyhay anaga maxa naga galey magalada manta ya u badan waa xubeer xanatada tala yaa iska leh waa xubeer shancalemod waxa lobahanyahay ayahoda inay ka tashtan abgaal dameraha sida loo wado moye wax kale aan aqonin iyo eelay oo gajo dishey baryahan oo ilbaxay qoryo qaten oo donaya tuksiga inay ka baxan doqomaha damerahayda ah mesha u maleya shabelha dhaxe wad na baran dontiin sida ugu dhaqsiyaha badan hadi wax loga qaban wayo cidamadas gudhaha magaladana laga sari wayo dhigeyga manta wuu kacsanyahay abgaal dhulkna kulabta damerihina iskaraca eelaay waxa idin leyahya idinkana burhakaba iskaga labta magaca digil iyo mirifle hanaga dhaxeyo

  2. shanta caleemood loo yaqaanay shanta libaax ma waxee noqdeen shanta gabar war iska dhacsha meraxyaashaan waxa lagu dagaalamaya waa deegaankiina hadii naagihiina la kubsanaayo dhibaad qabtiina ee is dila sidaas idin dhaantee

  3. ASC walee waxaan u maleeynaa habargidir in magacooda lawaayi doono sawirkana waa kacadyahay wayo iyaga unbaa soomaali dulmi kuwada waxaan leeyahay habargidireey qatar weyn ayaa idinku soo fool leh taasoo baabiin doonta jiritaankiina waa yo dulmiga aad wadaan hadaad joojinweydaan DIGIL IYO MIRIFLE WAXKAMA QAADEYSAANE GOBOLADIINA AADA INTEY GOORI GOORTAHAY

  4. Shabeelaha hoose ninka wata magacaas qof fiican wad tahay lkn waxan kuu sheegayaa Eelay waa dad kula dhashtay oo walaalahaada ah maanta uma imaan daafeed in xoolahaada ay dhacan sida abgaal ama habar gidir sidaa mahan ee waxay kugu yimaadeen dhulkaada in ay kadifaacdo tuugadaGADA KUSOO DUUSHAY SHABEELAHA HOOSE HADAAD RAG TAHAY MAAD ISKA DHICISID HABAR GIDIR AYAAD EELAAY AFKA KUTAAGAYSAA WAR QOFYAHOOW WAX MAKUU SHEEGAA DIGIL HADAAN NAHAY AN IS DUUGNO MAXAA INOO HARSAN DHULKAADA HANTIDAADA GABDHAHAAADA AYAA LADHACAYAA AYAA MARKA AFKA KUTAAGAYSAAA EELAAY WAAR MANTA QOF HADUU KUXUKUMI LAHAA OO DAMEER WADA AH AYAA WAXAA KAAGA FIICAN INUU MARNTA KUXUKUMO EELAAY ILEEN ISAGA AYAA WALAALKAADA KAA WAYN AH

Comments are closed.