Dhegeyso:- Ciidamada ku sugan degmada buur hakaba oo bilaabey iney qaadaan isbaaroonyinka yaala wadada isku xirta Buurhakaba iyo wanleweyn

0
42

burhakabaCiidamo ku sugnaa degmada buur hakaba ayaa bilaabey iney qaadaan isbaarooyinka yaala inta u dhexeysa degmada buur hakaba iyo deegaanka degmada wanleweyn  halkaas oo dadweynaha cabasho badan ka keeneen

 

Buur hakaba

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Buur hakaba Mobil

 

Daafeet.Com