Dhegayso…Gudoomiyaha degmada Wanlaweyn oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay degmada.

3
126

daafiGudoomiyaha degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha hoose Xaaji Isaaq Caliyow Maama oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in wixii ka dhacay degmada Wanlaweyn uu ahaa isku dhac ciidan isla markaasina ay haatan ku howlan yihiin sidii ay xal ugu goobi lahaayeen ciidamadan ku dagaalamay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha hoose

Su’aashii ugu horaysay ee la weydiiyay gudoomiyuhu ayaa waxay ahayd qaabka maanta uu u dhacay dagaalka.
Waxa uuna ku jawaabay

Unknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga

3 COMMENTS

  1. dhinyaroow hala kaco dadkaani ha laiska qabto waa dad soo duuley dhulkooda ha lgu celiyo dhalin yarada tabar ha la siiyo wasiiradeen iyo xildhibanadeena aan la kaashano sida dhulka lagu xureen lahaa hadaba falkaasi wuu socda hala dhiiri geliyo dhaliyadaasi oo dhuka u istaagey in ay isqaadaan dulmiga hala garabistaago mardhaw dhuka waa xuroobi doonaa inshaa alahu

  2. as salan kadib waxaa muuqata wali inay jiraan dad caado qaatayaal ah oo aan dan iyo xelba kalahayn dhulkooda waxaan qabaa dadka hormuud u ah waa in laga bilaabo waxqabadka teeda kale deegaanka wanleweyn waa layaqanaa dadkeeda intay isu imaadan hadifaacaan magaalada dhalintu tababar haloo furo hana lagu dhiirigeliyo waxqabadka magaalada taas ayaana iga ra yi ah

  3. mudane godomiye arintu sidaa ma axan xurdada ka kac dadaka dagaalamaya dhulboob ayaa wadaan dhulka xala xureeyo dhul aadan dhiigaaga uguhirin kuma raaxeysaneysan hasocodo jihaahka lagula jiro muriyaanta soo duuushi w…qq

Comments are closed.