Odayaasha dhaqanka ee Reer Afgooy isugu jira Tolwiine Iyo Yabdhaale oo gaarey Magalada Baydhaba

3
70

afgooyeWaxaa shakey gelinkii dambe ka dhoofey Airporka Adan Cade ee Magalada Muqdisho waf aad u balaaran oo ka kooban Odey dhaqameedka Degmada Afgooye oo isugu jira tolwayne iyo Yabdhaale si ay uga qayb galaan shirkia maamul u sameynta Koonfur Galbeed Somalia oo madashiisu taalo Magalada Baydhabo.

Wefdiga ayaa waxaa ey joogi doonaan Magalada beydhabo ilaa uu dhinac uga dhici doono shirka halkaas ka bilaaban doona malmahan soo socda.

Si kastaba arintu ha ahaatee waxaa beryahan dambe soo badanayey kooxo leh gobolka shabeelaha ma jiraan dad uga qeyb galey shirka ka socda magalada baydhaba balse tab wexey ku tuseysaa in qof walboo ku dhaqan koonfur galbeed somaliya uu ku sugan yahay madasha shirka.

Wafdigaas shaley u kicitamey magalada baydhabo ayaa waxaa ay ka koobnaayeen 11 mudane wexeyna kala yihiin.

1- Madiino Abdi Abukar ( Abdi Baab)
2- Fadumo Omar Aboow.
3- Mohamud Ahmed Mudeey.
4- Mukhtar Ahmed Ali.
5- Haji Cumar Mohamed Abdi.
6- Yusuf Cusmaan Cumar.
7- Yusuf Abdulkadir Kuloow.
8- Abukar Hassan Mayow.
9- Mohamed Ali Qassim.
10- Awes Abdulaahi Cumar.
11- Sharif Mohamed Abucar.

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. masha lah shirka hada ayuu guuleysanaya insha lah,, dadkii taarikhda digil iyo mirifle ahaa amaba curudkii digil iyo mirifle GALADI iyo BAGADI aya hada so dhaqaajiyay insha alah hada aya cadowga dhacaya oo maamulkana guuleysanaya.

Comments are closed.