Dhegeyso:- Aqoonyahanada kasoo jeeda Gobolka Shabeelha Hoose oo sheegey ineysan aqbali karin wax ka yar Lex Gobol

5
36

caliAqoonyahano kasoo jeeda Gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegey in ey baydhabo u joogaan sidii loo sameyn lahaa maamul goboleed ka kooban lex Gobol wax intaas ka yarna eysan raali ku noqon karin.

Prof Cali Macow Dalxa oo ka mid ah aqoonyahanada ku sugan waxna ka dhiga jamacadaha ku yaala magala muqdisho isagoo la hadlaya warbaahinta waxaa uu sheegey in waqtigiisa iyo howshiiba uu uga soo tagey si uu wax uga dhiso maamulka koonfur galbeed somalia ee lexda Gobol ah.

Prof cali ayaa intaas ku darey in qof walba oo ku hami weyn wax ka yar itaasi uu yahay qof qaldan oo u baahan in wax loo sheego wuxuuna ku booriyey dhamaan kasoo qeyb galasha shirka in ey u istaagaan sidi loo dhisi lahaa maamul ka kooban Lex gobol.

 

Cali macow dalxa

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mbilkaada

 

Cali macow dalxa Mobil
Daafeet.Com

5 COMMENTS

  1. sc. warkaas ayaa imaraa qofkii wata 6 wa ka yar wax haloo sheego ceeb ma aha siyaasada qofba si ayuu ku soo galaa wax gad ama gado laakiin waxey isugu soo biyo shubanee xaqiiqda qofka mooqifkiisa waa laga bedeli karaa hadii cadeymo loo keeno 3 & 6 faraq weyn ayaa u dhaxeeyo keebaa badan inta rabto 3 ama 6da 6daa badan 3da dad ayaa lagu qanciyey lkn laguma qancin mana lagu qancin karo ODEYAASHEENA 3da Baydhabo 60 km ayey u jirtaa xuduudda GEDO haye ka sheekeey adigaley odey yaraantiisa dhulkii geela iyo loda ariga ku daaqsan jirey maanta asoo dhaqinkii metalaayo waxaas mayeelaayo shahaadadaad doonto wado adiga maba arag asiga xoolo ayuu ku soo raacey .

    DIGIL IYO MIRIFLE WAXAA HORTAAGAN WELIGEEDANA HORTAGNEYD WAA DOWLADA AQOON YAHANKEENANA WUU OGYAHAY INTA WAX MAGARATADA ILAAH HA FAHAN SIIYO MEEL YAR AAN KAA TUSEE SHABEELADA HOOSE & SHABELA DHAXE ISU FIIRI KOONFUR GALBEED WAA XARUNTA AY ISKU QANCIYAAN MAXAATIRI DHAXDOODA.
    SABABTOO AH AFRIKA OO DHAN WAXAA XUKUMA KUWII SOO DHOWEEYEY GUMESTAHA KUWA DIIDEYNA ILAA MAANTA AYAA LA DABAR GOYNAYAA GUMESTAHA WUXUU U ARKAA KAN SOO DHOWEYEY GUMEYTE KALE OO DAN LEH MEESHEY DOONTO HA GAARSIISANAATEE DANTIISA .

    WAA WAX XAQIIQ AH WAX MAANTA LAGUUGU BILAABEY MA AHA LKN ALLE TIISA WAA GOONI
    ODYEGII HABAARENEY WAXEY SHEEKADA SOO SOCOTABA HEER WUXUU GAAREY INUU KALA SAARO DIGIL IYO MIRIFLE ASIGANA UU DIFAACO MURANSADE GAALJACEL & ABGAALKA OO SHARAFTA ILAAH KA QAADEY.

    TUBTA TOOSAN BAAN TIIGSANAYAA
    TOLKEYGA WIXII LAGU TAKOOREY
    TAAKO UGA TANAASULI MAAYO
    TALAABADABA MARBEY TIIR KAA DHIGTA
    TOLWEYNOW TUBTA TOOSAN AAN
    TIIGSANEE TALAABO AAN QAADNO
    TIIR AAN NOQANEE TOWFIIQDANA
    TOLKEYGA ILAAH HA TUSO

    TALADA ADAA KU NOOL IYDA KUGUMA NOOLA

  2. Wax kasto oo la sameynaayo eaxay rabaan daacadnimo raganimo isku xernaan iyo ilaah la aamino munaafaqnimada layska dhaafo hadii intaas la waayo mid ka mid ah waxba ma hergelinkarno salaadiinta malaaqyada ujeedo badan iyo siyaasiinta dantooda gaarka ah ugu jiraan barlamaanka hadii aydan bedelin dhaqan xumada waxba mala hagaajin karo

Comments are closed.