Barnaamijkii Dadow Doodnoy oo ey xaley dood aad u xiiso badan ku dhex martey Maxamed Suufi iyo C/rahman Maxamed

3
26

suufiDood aad u xiiso badan ayaa xaley waxaa ey dhex martey Maxamed Suufi Aba Sheekh iyo Cabdirahman Maxamed Abukar, Barnaamijkani ayaa ahaa bernaamijkeenii Doodnooy, Isbuucan waxaan diirada ku saarney waxa hor taagan in Koofurta Somalliya ey sameysato Maamul ayada u gaar ah.

Dood dheer iyo aragtiyo kala duwan ka dib waxaa meesha ka muuqdey in eeda inteeda badan dusha laga saarayey masuuliyiinta iyo indheer garatada u dhashay deegaanka maadaama intooda badan eysan diyaar u eheyn in ey u istaagaan xuquuqda dadka ey matalaan.

Dhanka kale waxaa ayana eed midaa la mid ah dusha laga saarey shacabka u dhashey deegaanka oo intooda badan diyaar u eheyn in ey u midoobaan sidii ey deegaanadooda dhibta taala uga qaadi lahaayeen ama ha noqoto maal gashi ey ku sameeyaan deegaanka ama in ey ka difaacaan dadka dhul boobka ku ah deegaanka.

Doodii ey wada yeesheen Maxamed iyo Cabdirahman ayadoo in yar ah ayaan halkan idinkugu soo gudbinayaa dooda oo dhana waxaan idiin soo gudbin doonaa Maalinta sabtida haduu alah raali ka noqodo.

 

Halkan Hoose Ka dhegeysta

suufi1

 

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. Fadlan waa wareysi xiiso leh, ee soo geliya wareysiga sagoo dhameystran, fadlan,

    Mahadsanid, Abdirahmaan Mohamed, oo kamid ah ka qeybgalayaasha wareysiga, wax yaabo run ah, ayaad ka hadashey, ee kheer badan allah ku siiyo.

  2. waxaa idiin diidan inaad maamul dhisataan waa Gacan adeyg “i mean lack of Contribution”, wadida war aan wax idiin tareynin, & adinkoo halyeygiina gadaal mariya oo niyad jebiya taasna waxay keentey “lack of leadership”. Dadyahow waxaa idiinku filan $1 Million oo Dollar, si maamul aad u dhisataan ee Jaaliyad walba saara lacag sida ay ukala miisaan culusyihiin Example: Jaaliyadiina Digil & Mirifle ee Australia ha diyaariso 100 qof oo lasaaro min $2000,
    F.G: Shaqsi kasta oo u dhashey DM waxa dunida ugu necebyahay waa in uu lacag kubixiyo danaha Dadkiisa, marka farsamo la imaada meelaha ha naac-naacleynina, haddii kale iska Tuugsada ileyn weligiinba waad tuugsan jirteene!!!

  3. lacag waxb ma ahan waa labixin kara lkn awey dakii wax hogaamin lahaa shabelaha hoose aya dhisan la,nahay umad kale kor kaimada aya leder idin ah xoog idinku haysta war angiga idorta ana idinka dhicina mid wlab midka kale aya edoynaya

Comments are closed.