Haweenka Foolraaca u dhinta oo ku soo badanaya gobolka Gedo

0
36

fooshaHaweenka geeriyooda xiliga dhalmada(Foosha) ayaa waxaa beryahan danbe aad ugu soo badanaya deegaano ka mid ah gobolka Gedo.

Dhibaatadan cusub ee lasoo deristay haweenka gobolka Gedo ayaa waxa loo aanaynayaa nafaqo daro oo markii horeba hooyadu haysay iyo daryeel la’aan xiliga uurka ay leedahay

Halkan ka dhegayso warbixintan uu noo soo diray wariyeheena K/Galbeed Axmed Cumar saalihi oo Baardheere jooga

Haweenka Uurka leh ee ku nool Gobolka Gedo oo dhibaatooyin la xariira xaga dhalmada u geeriyooda,wada